Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro + Video: Meydadka Raggii weeraray Ambassador oo lasoo bandhigay

Saraakiisha Ciidamada Dowlada ayaa soo bandhigay Sawirada Meydadka 3dii ruux ee ka danbeysay weerarkii lagu qaaday Hoteel Ambassador ee magaalada Muqdisho.

Meydadka maleeshiyada weerarka fulisay ayaa da’dooda ka yar 30 jir.

Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo saraakiil ayaa sidoo kale gaaray hotelka, waxaana ay indha-dheynayaan xaaladda hotelka.

Wasiirka wuxuu sheegay ragga soo weeraray Hotelka inay gaarayeen ilaa Afar ruux oo mid ka mid ah uu isku qarxiyay ilinka Hotelka, halka saddexdii kale la toogtay, inkastoo labo ka mid ah waqti badan ay dagaalamayeen.

Wasiirka Amniga ayaa faray Maamulka Gobolka Banaadir inay ka shaqeeyaan soo celinta Bilicdii wadada si isticmaalka wadada uu caadi ugu soo noqdo.

Meydd1

dapoxetine online, lioresal online. Meydd2

order Viagra soft FRUIT online cheap, dapoxetine online. Meydd3

paroxetine tablets buy, acquire clomid. 9-

https://www.youtube.com/watch?v=a83tbk-WDes

You must be logged in to post a comment Login