Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro:Meydadka Askar iyo Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Wabxo Lagusoo Bandhigay iyo Mas’uuliyiin Ka Hadlay.

Wararka ka imaanaya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad deganaan ah ka jirto Hiiraan iyo Galguduud oo shalay dagaallo culus ka dhaceen.

Fagaara kuyaal degmada Wabxo ayaa lagusoo bandhigay Meydadka askar iyo saraakiil katirsan ciidanka Itoobiya oo lagu dilay dagaal saacado badan qaatay oo shalay ka dhacay wadada isku xirta Wabxo iyo Maxaas.

Mas’uuliyiin katirsan xarakada Shabaab ayaa shacabka fagaarayaal kala hadlay iyagoona soo bandhigay Meyad uu kujiro Taliyihii ugu sareeyay ciidanka Itoobiya ee degmada Ceelbuur iyo Askar kale.

Wariyaha ku siuga Waxbo ayaa soo sheegay in shacab farxadi ka muuqato wajiyadooda ay Meydadka ciidanka Xabashida Itoobiya ku daawadeen gudaha Wabxo,ciidamada Itoobiya ee dagaalkii shalay lagu jebiyay ayaa gaaray dhanka degmada Maxaas iyagoona jiitay laba kamid ah gaadiidka dagaalka oo shalay laga gubay.

Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere iyo sheekh Xassan Yacquub Cali oo gudaha Wabxo kula hadlay shacabkii iskusoo baxay ayaa ka hadlay arrimo muhiim ah.

Barta idaacadda Andalus ee Facebook-ka ayaa lasoo dhigay sawirro lagasoo qaaday goobta lagusoo bandhigay meydadka askarta Itoobiya.

1qX3OG

1ZU0F7

8dBPJF

d388rc

f8sPo9

koOaAC

npWVim

Q9etJj

Qwc6Ta

sbzdc0

v2Ddzb

VlwsLQ

zB81e1

You must be logged in to post a comment Login