Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro:Video:Dowladda Islaamiga Oo Dhoolatus Melleteri Kusoo Bandhigtay Sawaariikhda Riddada Fog SCOD.

Markii ugu horreysay  dowladda Islaamiga ah ayaa dhoolatus melleteri kusoo bandhigay Sawaariikhda casriga ah ee dal kadal isaga kala gooshta.  Apcalis SX Oral Jelly for sale, buy clomid.

Magaalada Raqqa ee wadanka Suuriya waxaa fantasyo ka dhigay ciidamada dowladda Islaamiga maalmo kadib markii amiirka dowladda loo caleema saaray “Khaliifka muslimiinta”.

Dhoolatuska ka dhacay Raqqa waxaa ka qeyb qaadanayay gaadiidka gaashaaman sida Taangiyada iyo Hamarro dhawaan laga furtay ciidamada Al Maaliki.

Sawaariikhda Scot-ka loo yaqaan ee kumanaan Kiilowmitir wax ka dila ayaa kamid ah agabyada dagaal ee mujaahidiintu soo bandhigeen.

Waa Awood Islaami ah oo kasoo muuqatay Suuriya iyo Ciraaq waxayna awoodani khal khal ku beertay dowladaha mandiqadda ee mareykanka la shaqeeya.
Embedded image permalink

Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink

Hoos Ka Daawo Muuqaal soo koobaya dhoollatuska

You must be logged in to post a comment Login