Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Scotland oo ka sii mid ahaan doonto Britain inteeda kale

Sublingual Viagra online, purchase clomid. image
Dadka Scotland qaarkood ayaa billaabay inay dabbaaldegaan.
Scotland ayaa qeyb ka sii ahaan doonto Britain kaddib markii ay codbixiyayaashu u codeeyeen in aanay go’in.

Natiijada kama dambaysta ayaa muujinaysa in dadka diiddan in Scotland ka go’do Britain ay heleen boqolkiiba 55.

Dadka taageersan madaxbanaanida Scotland ayaa helay boqolkiiba 45.

Wasiirka koobaad ee Scotland, Alex Salmond, oo u ololeynayay in Scotland ay go’da ayaa sheegay inuu oggolaaday in laga guulaystay.

Ra’iisalwasaaraha Britain ayaa sheegay inuu ku furaxsan yahay natiijada.

dsdda

You must be logged in to post a comment Login