Sedex caruur ah oo ku geeriyootay Yaaqshiid

Filed under: Wararka |

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Caruur hal Qoys ka soo jeeda oo Xalay ku Geeriydooday degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kadib markii ay ku sumoobeen daawo dhireed ay isticmaaleen.

Dadka dariska laa��ah qoyskaas oo degan xaafadda Tawakal ee degmadaasi ayaa xaqiijiyay in ay geeriyoodeen illaa 3 caruur ah oo kala ahaa laba gabdhood iyo wiil.

Waxaana sidoo kale ay sheegeen in laga deyrinayo xaaladda caafimaad ee aabaha reerka iyo mid ka mid caruurtaasi.

Caruurta geeriyootay ayaa daa��dooda lagu kala sheegay 15 jir, 10 jir iyo 3 jir, waxaana dhacadaasi xanuun ay ku reebtay dadka deegaanka.

Posted by on March 11, 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply