Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shabaab Baxsad Ka Ahaa Halgan Oo Gacanta Lagu Dhigay

Cialis Black buy online, lioresal online.

buy Malegra FXT online, dapoxetine without prescription.

when are you ovulating, cheap lioresal.

Ciidamada DFS ayaa gacanta ku dhigay in ka badna 20 qof oo ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab kuwaasi oo baxsad ka ahaa dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.

Waxaa lagu qabtay raggan degmada Buuloburte gaar ahaan duleedka degmadaasi iyaga oo lugeynaya.

Maxkamad ayaa la doonayaa in lasoo saaro, waxaana qaarkood ay wateen hub halka kuwa kalena ay hubka iska soo tuureen.

Shabaab kale ayaa la aaminsan yahay in iyaguna ay dhul howt ah ku yaaceen kuwaa oo garan la meel ay ciidanka DF isaga dhiibaan.

You must be logged in to post a comment Login