Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shabaab oo Amar culus dul dhigay Ciidamada Col-Barre Hiiraale

clomiphene citrate, buy lioresal.

Sildalis no rx, buy zithromax online.

buy tadalafil online, lioresal reviews.

Wararka ka imaanaya Degaanka Sabca-cashara ee Duleedka Kismaayo ayaa sheegaya in shabaab ay Amar duldhigeen Ciidanka Barre Hiiraale ee halkaasi ku sugnaa .

Kooxda Al-Shababaab  ayaa markoda waxaa uu ku saab san yahay in ciidamada Barre Hiiraale ay ku biiraan .

Wararka ayaa sheegaya in Ciidanka Barre Hiiraale ee Amarka lagu soo rogay ay Xalay ilaa maanta ilaalinayeen Diyaarado Dagaal oo ay leedahay Dowladda Kenya.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Barre Hiiraale ayaa sheegay in Saacadaha soo socda Ciidankaasi la soo xareyn doono islamarkaana Magaalada Kismaayo la keeni doono.

Ciidanka Taabacsan Col.Barre Hiiraale ayaa horay mar loo keenay Magaalada Kismaayo,iyagoo ka biyo diiday joogitaanka Magaalada Kismaayo islamarkaana dib uga laabtay.

Kismayo ayaa dhawaan Waxaa Heshiis ku gaaray Maamulka Jubbaland iyo Beesha Sadde ee uu ka dhashay Col.Barre Hiiraale.

You must be logged in to post a comment Login