Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shabaab oo Maanta laga saaray Deegaanada Ruunirgood & Meelo kale oo..

Female Viagra buy online, generic dapoxetine.

Penegra buy online, acquire dapoxetine Viagra Caps no rx, purchase lioresal. .

Ciianka xoogga dalka Somaaliya oo kaashana kuwa midowga Afrika ee Amisom ayaa waxay la wareegeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabelaha dhexe halkaas oo ay ku sugnaayeen rag ka tirsan Shabaab.

Deegaanada ay Ciidanka la wareegeen waxaa kamid ah Ruunirgood, Nuurdugle, Masaajid Caligaduud, iyo tuulooyin kale oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe oo shabaab mudo maamulayeen.

Abaanduulaha guutada afaraad ee ciidamada dowlada gaashaanle Saney C/dulle ayaa sheegay in guud ahan ciidamadu ay la wareegeen deegaanada si wadajir ah ugu sugan yihiin Ciidanka dowladda iyo kuwa Amisom.

Dhawaan ayaay aheyd markii ciidanka dowladda Somaaliya iyo kuwa Amisom ay la wareegeen degmaa Aadan -Yabaal ee gobolkaasi Shabelaha dhexe walow markii dambe ay ciidamu iskaga baxeen.

You must be logged in to post a comment Login