Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shabaab oo xirxiray wadaaddo Tabliiq ah

Apcalis SX without prescription, acquire clomid.
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa Siddeed nin oo ka mid ah wadaaddada Tabliiq ku xirtay deegaanka Halgan oo hoos-taga degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan.

wararka ayaa sheegay in wadaaddadaasi ayaa ka tageen degmada Buulo-burte, waxayna ku sii jeedeen deeggaannada waqooyiga Buulo-burte ee uu maro wabiga Shabeelle ee gobolka Hiiraan.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Al-shabaab ay diideen si deynta wadaaddada, iyaga oo ku eedeeyay in ay ka yimaadeen degmada Buulo-burte.

Lix bil ka hor ayay kooxda Al-Shabaab agagaarka deegaanka Garasyaani ee hoos-taga degmada Beledweyne ku dishay saddex ka mid ahaa wadaaddo Tabliiq ah, oo ku sii jeeday magaalada Beledweyne.

You must be logged in to post a comment Login