Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shacabka Muqdisho Oo Laga Badbaadiyey Halis Kusoo Wajahneyd (Sawirro)

buy Female Viagra, acquire zithromax.

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa habeenkii xalay ahaa waxay shacabka Soomaaliyeed ka badbaadiyeen halis xooggan oo dadka kusoo wajahneyd.

Ciidanka ayaa howlgal ay sameeyeen waxay gacanta kusoo dhigeen gaari nooca raaxada ah oo lagu diyaarinayey walxaha qarxa.

Gaarigan ayaa laga soo qabtay Qabuuraha Jeneraal Daa’uud ee magaalada Muqdisho, waxaana lala qabtay raggii diyaarinayey qaarkood.

Ciidanka howlgal kale ayeey wadaan si loo soo qabto ragga kale ee gaarigan ku lugta leh, waxaaa la sheegay in gaariga uu ismiidaamin ka geysan rabay magaalada Muqdisho.

g5g4g3g2g1

You must be logged in to post a comment Login