Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shariif Xasan Oo Qorshihii Ugu Adkaa Ebed u Degay Beesha Hawiye

buy depakote online, order nolvadex online cheap, buy dapoxetine online. buy clomid online.

Maadaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markaan degay qorshe aan caadi ahayn islamarkaana ku aadan in beesha Hawiye laga leexiyo doorashada soo socota Kuraasta Madaxweyne ama Ra’iisul wasaare midkood.

Wuxuu diyaariyey shaqsi ay saaxiib dhow yihiin kana soo jeeda beesha Hawiye kaasi oo uu la doonayo inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka cusub ee soo aadan.

Shariif Xasan ayaa qarsh badan ku bixinaya shaqsigan, wuxuuna sidoo kale wada hadal hoose la galay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo qorshahan wax ka og.

Haddii shaqsi kasoo jeeda beesha Hawiye uu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaaliya, waxaa meesha ka baxya in ay beeshaasi u tartanto kuraasta Madaxweyne ama midka Ra’iisul wasaare.

You must be logged in to post a comment Login