Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sheekh Abuu Muscab “Annaga iyo ONLF Meel islama galnno Mana iska barbar dagaalamin” Dhageyso.

buy tadalafil, acquire zithromax. somalimemo.netXarakada Shabaab ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay ay ku hadaaqayeen saraakiisha dowlada fedraalka ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bakool oo ku aadanaa in dagaalyahanno katirsan ONLF ay ka barbar dagaalameen Al Shabaab.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Shababu ayaa waxba kama jiraan ku sifeeyay sheegashada DFS  ee ah in dagaalkii Deegaanka Caato ka dhacay ay Al shabaab kala qeyb galeen ONLF!.

Taliska ciidanka Al Shabaab wuxuu sheegay in iyaga iyo ONLF aysan wax xariir ah  ka dhaxayn islamarkaana ONLF mamnuuc tahay deegaanada ay ka taliyaan Al shabaab

“Warkaasi waa been cadawga ayaa faafiyay Annaga iyo ONLF Meel islama galno waana Kooxo diin laawayaal ah oo mamnuuc ka ah dhulka Mujaahidiintu maamulaan”ayuu yiri Sheekh Abuu Muscab.

Dowladda Itoobiya ayaa markii sida xun loogu jebiyay saraakiisha DFS ku amartay in ay warbaahinta ka sheegaan “ONLF iyo Al Shabaab ayaa Bakool isku garabsaday”.

You must be logged in to post a comment Login