Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sheekh Shariif Oo Ololihii Looga Adkaanay Xasan Sheekh Ka Billaabay Muqdisho

buy periactin online cheap, acquire dapoxetine.

acquire depakote, Viagra Plus buy online, zithromax reviews. acquire clomid.

Madaxweynihii hore ee dowladda KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ka billaabay Ololihii ugu xooganaa ee dhanka doorashada islamarkaana meesha looga saarayey Xasan Sheekh.

Wararku waxay tilmaamayaan in Sheekh Shariif xubno matalaya ay ku dhex milmeen Odayaasha la doonayo in ay soo doortaan xildhibaanno.

Odayaashan ayaa la doonayaa inay soo xulaan shaqsiyaad dhanka Sheekh Sariif ah, bedalkii Xasan Sheekh uu ku mashquulay guddi doorasho iyo waxyaabo la mid ah.

Xogtu waxay sheegaysaa in lacagtii ugu badneyd uu soo geliyey Sheekh Shariif Magaalada Muqdisho, waana siyaasaddii ugu cusleyd ee uu ciyaaro.

300 ka mid ah xildhibaannada imaanaya waxa uu Sheekh Shariif doonayaa inuu isaga keensado, beelahoodana xubinnimada uga soo iibiyo, waana qorshe sahlan oo uu ku guuleysan karo.

You must be logged in to post a comment Login