Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sheikh Xassan Dahir Aweys ma miyir qabaa mise? daawo video

Sheikh Xassan Dahir Aweys maxaa loogu tallin la’yahay oo xaaladdiisu af u yeelan la’dahay?Xaggey arrintu iska qaban la’dahay?
Sheikh Xassan waxuu ka mid ahaa madaxda sare ee Al Shabaab oo taas muran kuma jirto.Haddu soo galay gacanta dowladda oo ay
Al Shabaab dagaal kula jirtay waligeed ila iyo maanta maxaa loo xukumi la’yahay haduu diidan yahay in u ka tanaasulo dhibtii
ay Al-shabaab dadka iyo dalka ku hayeen?
Daawo karikatuurka Amin Caamir ka sameyay Sheikha

You must be logged in to post a comment Login