Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shir ka soconaya magaalada Baydhabo (Dhageyso waxa uu ku saabsanyahay shirkaasi)

Gudoomiyaha degmada buur hakaba ee gobolka baay axmed maxamed yuusuf ayaa ka waramay kulan magaalada beydhabo ay ku yeelanayaan gudoomiyaasha degmooyinka gobolkaasi.

Wuxuu sheegay in kulankaasi looga hadlay sidoo la isku kaashan lahaa isla markaana meel looga soo wada jeesan lahaa waxyaabaha dhibaatda ku keeni kara guud ahana gobolka,
ahmiyadda ugu weyn ee kulankaasi ayuu ku sheegay inay taha xoojinta amaanka, daryeelka bulshada horumarinta caafimaadka iyo arimo kale.
Halkaan ku dhufo si aad u dhageysatid codka gudoobiyaha Buurhakabo

You must be logged in to post a comment Login