Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Odense ee dalka Denmark ayaa si xoogan u taageertay shirka kismayo.
Waxgaradka ku dhaqan dalkaas ayaa si fiican u daneynaya arrimaha Soomaaliya guud ahaan ,gaar ahaanna shirka maamul u sameynta gabolada jubooyinka.
Xafladani oo ay ka soo qeybgaleen inta badan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Odense ee dalka Denmark, waxaa halkaasi qudbado qiimio badan ka jeediyeenwaxgaradka, siyaasiyiinta & indeer garadka kala gadisan
Halkaan ka daawaawo munaasabada ka dhacday magaalada Odens ee dalka Denmarka.
You must be logged in to post a comment Login