Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shir looga soo horjeedo maamulka Ahmed madoobe oo Muqdisho ka dhacay

Waxaa maanta ka dhacay hoteelka Hayat ee magaalada muqdisho shir ay ka soo qeybgaleen 16 beelood oo dega gobolada Jubooyinka iyo Gedo .

Shirkaan oo looga soo horjeeday nidaamka Ahmed madoobe maamulkisa ayaa lag soo saray war murtiyeedka hoos ku li faaqan:

waxaa la isku raacay in dab iyo qorigiisaba la isla tuuro oo meesha laga saaro Axmedmadobe iyo dastuurkisa u isagu gacantisa ku sameystay.

You must be logged in to post a comment Login