Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirka wada tashiga Garbahaarey oo Maalintii Labaad Galay

Ergooyin hor leh oo ka socda deegaano ka mid ah gobolka Gedo ayaa ku biiray shirka ka soconaya degmada Garbahaarey ee gobolkaasi.

Maxamed Aadan Cali Dheere oo ka mid ah xubnaha guddiga farsamada ee shirka ka soconaya maalinkii labaad degmada Garbahaarey ayaa sheegay in ay jiraan ergooyin hor leh oo dhowaan soo gaaray magaalada kuwaasi oo uu tilmaamay in ay matalayaan shacabka ku nool deegaano hoos yimaada gobolka Gedo.

Waxa uu xusay in uu shirkan ku yimaaday rabitaanka shacabkii dhaliilsanaa shirkii lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo kaasi oo uu daah furay madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya waxaana uu ku baaqay in dadku ay ka faa’iideystaan muhiimada shirkan oo laga gudbo colaadihii horay u dhex maray isla markaasina loo wada jeesto wadiiqadii nabadda.

shirka-garbahaareey buy Apcalis SX Oral Jelly online cheap, order lioresal.

– See more at: http://ceelhuur.com/?p=16265#sthash.CggtCIlh.dpuf

You must be logged in to post a comment Login