Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SHIRKAD SOOMAALIYA SHIDAAL KA BAARILEHEYD OO SHEEGTAY INAY JOOJISAY, MAXAY TAhAY SABABTA

Shirkad lagu magacaabo Kiliminjaro oo horey u sheegan jirtey in ay shidaal ka baarayso Soomaaliya, balse dowladda federaalka ay sheegtey in aysanba ka war heynin, ayaa haatan sheegeysa in ay joojisey hawlihii baarista ay ka heysay Soomaaliya.

Waxa ay shirkadani sheegtey in ay u joojisey baarista shidaalka ee ay ka waday gudaha soomaaliya sababo la xiriira ammaanka oo sii xumaanaya sida ay hadalka u dhigtey, inkasta oo aysan sheegin meelaha ay shirkadani shidaalka ka baaraysay, ayaa haddana waxaa loo malaynayaa in ay yihiin gobolada Somaliland ama puntland oo aad uga nabdoon gobolada kale ee soomaaliya intooda badan, mana jirto cid sheegtay inay iyaga deegaankooda ka howlgasho.

Wasiirka macdanta iyo kheeyraadka dhulka ee dowladda federaalka Daa’uud Maxamed oo dhawaan wax laga weeydiiyey shirkadani Kiliminjaro ayaa sheegey in uu kaliya ka maqlo jaraa’idka iyo wararka, aysana jirin wax ay ka ogyihiin shirkadaasi iyo hawlo ay ka hayso Soomaaliya,wuxuuna intaasi ku daray in shirkadaha howlahaasi lugta kula jira ee aan sharci dalka ku joogin inay ku dacweynayaan dalalkooda iyo qaramada midoobay intaba lamana oga inuu hadalka wasiirku saameyn ku yeeshay shirkaddaasi oo dhawaan sheegtay in ay shidaal baaris ka bilowday dalka Soomaaliya. buy clomid online without prescription, clomid online.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login