Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkada duulimaadka ee Ethiopia Airways oo la shaaciyay in dhawaan ay duulimaad ka bilaabeyso magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya

Safiirka dowlada Itoobiya u fadhiya magaalada Muqdisho danjire C/casiis Axmed ayaa shaaciyey maanta in shirkadda dayuuradaha Ithopian Air ay duulimaad joogto ah ka bilaabeyso magaalada Muqdisho dhowaan.

Danjiraha ayaa intaa ku daray in duulimaadkaas uu noqon doono Addis Ababa-Muqdisho-Addis-ababa, isagoo xusay in safaarada Itoobiya ku leedahay magaalada Muqdisho ay dhowaan bilaabi doonto bixinta Viisooyinka ama dal kugalka lagu tagayo dalkaas “Somalia waxaa ka dhalatay dowlad rasmi ah, waxaana go’aansanay inaan ula macaamilno sida dowladaha kale ee caalamka” ayuu intaa ku daray Danjire C/casiis Axmed.

You must be logged in to post a comment Login