Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkada Favori oo laga Ceyrinayo Somaliya

Kamagra Chewable for sale, zithromax online.

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa waxay iminka Kulan ku leeyihiin Magaalada Muqdisho kuwaasi oo kulan caadi ah yeelanaya.

Dood ayey Xildhibaanadu ka yeelanayaan mar kale Arinta Shaqo ee Shirkada Favori ee Dalka Turkiga.

Xildhibaano ka qeyb galaya Kulanka ayaa waxay dhaliileen sharciyada Shaqo ee Favori dalka ku joogto islamarkaana la og yahay in shirkadaan ay maamusho garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Warar hordhac ah aan helayno ayaa waxay sheegayaan in laga yaabo cod in loo qaado Shirkadaan inay sii joogaan oo ay Somaliya kasii shaqeeyaan iyo In kale.

You must be logged in to post a comment Login