Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkada SomCable oo ku fashilntay Mashruucii Internet ka Ee Tijaabada Ahaa ee Viber optic

Shikada SomCable ayaa hore ugu guulaysatay inay qaadato qandaraaska internet xawaare fiican leh inay keento Somaliland (Viper Optic ) ayaa mudooyinkan ba waday inay si tijaabo aha magaalada Hargaisa meherado badan tijaabo ahaan ugaliso mudo lix bilood ah waxaana internetka ay keentay dalka uu noqday mid anfici waayey meheradihii sida tijaabada ah ay ugaliyeen kaasi oo aad Uculus Isla mar ahaantaasina Awoodiisu ka hoosayso internet kii kale ee hore loo isticmaalayey.

Shirkadan ayaa gabi ahaanba ku fashilantay keenista internet Daboola baahidii taalay waxaan meherado badan oo ay shirkadan tijaabo ahaan ugu galisay ay dib Ugu noqdeen shirkadihii hore ee Telesom iyo Somtel.

Caverta for sale, clomid reviews.

Dadka isticmaal Internetkan tijaabada ah ee shirakda magaceeda la yidhaahdo SomCable ayaa iyagu walaac ka muujiyey isticmaalka internetkan waxaanay hada wadaan qorshihii ay ugu soo ceshan lahaayeen internet kii hore ay u isticmaali jirneen

Somalimedia.co.uk/ Hargeysia

You must be logged in to post a comment Login