Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo u Qayb samay laba kooxood.oo awooda wadanka isku haya.

cheap cardura online Extra Super Tadadel buy online order neurontin, order dapoxetine. , dapoxetine without prescription. , purchase zithromax.

Faalo yar

 

Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran ayaa la sheegaya in ay isku fahmi waayeen qodobo dhowr oo ay ka mid yihiin xildhibaanada Aqalka Sare iyo Aqalka hoose u matalaaya. Degaanka ay maamusho Dawlada somaliland arinkan oo ah Qodob adag.

Madaxda Somaalida ayaa inta badan shirarka ay isugu yimaadaan waxay inta badan isugu khilaafaan arimaha markaas taagan ay ka hadlayaan balse,waxaa ukala gar qaada Madax ka socota beesha Caalamka markay is qabtaan

Shacabka soomaaliyeed ayaa wel-wel xooggan ka qaba inay suurta gal tahay in doorashadu xiligeedi ku dhacdo,

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa olole ballaaran ugu jira sidii uu u soo laaban lahaa.
Kursiga madaxtinimada wadanka soomaaliya arinkan wuxuu keenay in mucaarad badan ay yeelato Dawlada Faderaalku. Taas oo loo arkay dawlad hal Qof awoodii Gacanta u Gashay .

Shirka madasha Qaran waxaa is hor Fadhiya
Labo kooxood dan gaar ah ka leh goobta madashada.

A) koox waa kuwa ogal in madaxweyne xasan sheekh markale la soo doorto

B) kooxda kalena waxay doonayaa in madaxweyne cusub oo siyaasad cusub wata la doorto.

Ciyaartan siyaasadeed waxay keenaysaa in koox kamid labadan kooxood ay ku guulaysato fikirkeeda siyaasadeed ee ay aamin san yihiin .

Mahamed Caalim's photo.
Mahamed Caalim's photo.

You must be logged in to post a comment Login