Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SIILAAYO MADAXDHAQMEEDKA SOMALILAND HA U DIRO MUQDISHO SIDA UU XASAN CULUSOW MADAXDHAQMEDKA SOMALIA UGU SOO DIRAY SOMALILAND‏

buy baclofen online cheap, buy zithromax. Dhamaan aqristyaasha iyo warbaahinta xorta ah ilaa xoogaa, waxaan halkan jecelahay in fikirkayga ka dhiibto sidaan u arko madaxdhqmeedka somlia ee mushaxayasa somaliland,

waa wax lala yaabo in maanta madaxdhqmeedkii somalia, reer somland ka helaan fursad waxay doonaan ka dhaadhicin karaan , fursadaasoo ay u saamaxday dawlada somaliland ee gadhwadeenka uu ka yahay siilaanyo, waxa wax kale oo wax lala yabo ah dawladii aanu dooranay ee nidhi naga celi cadawga iyo shisheeyaha inay maanta nagu soo dayso kuwii aabayaasheen iyo dilay awowgeen.

hadanu nahay qurbajoogta manta waxaanu u garaabaynaa Qayladii iyo dhawaaqii MADASHA TOOSINTA IYO WADA TASHIGA ilayn waxay la qaylinayeen waxan oo kale ayay arkeen, cajiib.

dhaawaca siyasadeed ee soo gaadhay maamulka siilaanyo iyo xisbiga kulmiye ha ka faai,daystaan MUCARADKU, HADDI AY DHAB KA TAGAY GOONI ISUTAAGA SOMALILAND.

Maanta wuxu siilaanyo mugdi geliyay gooni-isu.taagi soomaliland mar haddii madaxdhaqmeedkii iyo siyaasiyintii somalia booqnayaan gobolada somaliland iaygoo leh wa in laga baxaa kala qoqobnaanta iyo gobolaysiaga.

haddaba, haday caynkaa tahay,oo maqashii iyo idihii laysku daray, siilanyo madaxdhaqmeedka somaliland ha u diro isna muqdisho sida uu madaxweyne xasan culusow ugu soo diray madaxdhaqmeedka iyo siyasiyiinta somalia somaliand

sidoo kale waa in fanaaniinta reer somaliya hargeysa loo soo diraa kuwa hargeysana muqdisho oo la qaadaa somaliyey toosoo toosoo isku tiirsada ee , hadba kiina taag daran taageera waliigiineeeyyy.

You must be logged in to post a comment Login