Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SIR CULUS + DHAGEYSO: Masuul caan ah oo la ogaaday in ay isbaaro u taalo

Intagra buy online, generic lioresal.

Silfar for sale, order Zoloft. Kamagra Jelly buy online, acquire Zoloft.

Gudoomiyihii Hore Ee Maamulka Degmada Afgoi C/qani Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu ku eedeeyay Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Ibraahim Najax in uu ka danbeeyo Amni darida ka jirta Gobolka.

Waxaa uu sheegay Masuulkan in Gudoomiye Najax ay u yaalaan Dhowr Jidgooyo Wadooyinka Gobolka Sh/Hoose gaar ahaana Wadooyinka Soo gala Degmada Afgoi kuwaas oo ah sharci darro waa sida uu hadalka u dhigay.

 

waxaa uu hoosta ka xariiqay Gudoomiye C/qani Yuusuf in lacagaha Ka soo xarooda Isbaarooyinkaas ay si toos ah loogu gudbiyo Qansada Gudoomiyaha Gobolka taas oo ah Mid sharic darro ah.

Mudooyinkii u danbeeyay Waxaa isbaarooyin dhibaato ay ku qabaan gaadiidka Dad weynaha ee gobolkaasi la soo dhoobay wadooyinka Soo gala Degmada Afgoi iyadoona Maamulka Gobolka & Kan degmada aysan ka hadlin.

You must be logged in to post a comment Login