Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sir Culus Qaar ka mid ah ciidamdii dowladda ay ruqseesay oo la ogaaday inay ku biireen…

saraakiil

Dowladda somaliya ayaa dhawaan ruqseesay in kabadan 700 oo isugu jira saraakiil culus iyo ciidamo kuwaasi oo lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo habacsanaan.
Warar la helayo ayaa sheegay in qaar kamid ah ciidamadaasi la ruqseeyay y ku biireen Xarakada Alshabaab kadib markii ay waayeen wax kale oo ay qabtaan.
Sargaal ka tirsan saraakiisha la ruqseeyay ayaa xqiijiyay arintaasi isagoona sheegay qaar kale oo ka mid ah ciidankaasi in laga yaabo iyagana in ay ku biiraan Alshabaab maadama naftooda ay halis galayso hadaysan la shaqayn.

You must be logged in to post a comment Login