Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sir Muhiim Ah Oo Ka Fakatay Madaxweynaha Jubbaland!

buy Cialis online cheap, cheap zithromax.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka fakatay sir aad u muhiim ah xilli uu saxaafadda kula hadlayey magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Axmed Madoobe ayaa si lama filaan ah ku sheegay in xabsiyada Kismaayo ay ku xiran yihiin dad badan oo u xiran arrimo siyaasadeed, taasi oo dad badan la yaab ku noqotay.

Waxa uu sheegay in bisha Ramadan Awgeed usii deyn doono dhammaan maxaabiista arrimaha siyaasadeed u xiran, iyadoo aan wax shuruud ah lagu xiri doonin.

Waxaa meeshaasi ka muuqata in Axmed Madoobe shaqsiyaadka ay isku fahmi waayaan arrimaha siyaasadda kuna sugan Kismaayo in xabsi la dhigayoa ah.

You must be logged in to post a comment Login