Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Siyaasi yaqaan Omar Sheikh Aden oo u jawaabay Monica Juma

Wasiirka gaashaandhigga ee dalka Kenya Monica Juma ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dalkeeda ee qayta ka ah howl-galka nabad ilaalinta ee AMISOM aysan ka bixi doonin Soomaaliya.

Juma ayaa xustay in qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya ee ciidamada Kenya go’aan ka gaaristeeda uu leeyahay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Mudane Cumar Sheikh ayaa yiri Soomaaliya waa dal xor ah oo dadkeeduna xogogaal u yihiin xorriyadooda,yaqaanada sharciyada aduunku ku dhaqmo oo ay wada dhigteen.

Haddi Kenya laga xukumo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,Soomaalidu iyada leh talada dalkeeda iyo go’aan ka gaarista waxi ku sugan dalkeeda.

You must be logged in to post a comment Login