Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somali lagu Dilay markale Kenya+MAGACYADOODA

sildenafil reviews, zithromax reviews. Wararka laga helayo Degaanka Mooyaale ayaa sheegaya in maanta Kooxo hubeysan ay halkaasi ku Dileen 3 Ruux oo Soomaali ahaa kuwaasi oo waday howlaha dib u dhiska Wadooyinkaasi.

3 Ruux oo lagu kala magacaabi jiray Aweys Cali oo 35 Sano jir ah , Bishaar Xasan oo 40 Sano lagu sheegay iyo Nuunow Cali oo isna sidoo kale lagu qiyaasay 50 sano jir Kooxo hubeysan waxey ku toogteen Degaanka Mooyaale ee Dalka Kenya.

Kooxaha Dilka geystay ayaa la sheegay in ay ka so jeeda Beel degta Degaankaaso oo ka soo hirjeeda Mashruuca dib u dhiska Wadooyinkaasi sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Wajeer.

Gudoomiyaha Degmada Wajeer Naftali Mungatia ayaa tilmaamay in ay ka warhayaan falka Dilka ahaa ee maanta ka dhacay Degaanka Mooyaal isagoona xusay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo baarayo arintaasi.

Sanadii 2013 aanu soo dhaafnay fal ceenkan oo kale waxaa lagu Dilay ku dhawaad 60 Ruux waxaan sidoo kale la dhaawacay Kumanaan kale oo Deggan Degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Barri Dalka Kenya.

You must be logged in to post a comment Login