Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somaliland: Ciidamo Dhahar Kasoo Ruqaan Saday Oo Duleedka Xingalool Lasoo Tubay Iyo Ujeedada Ka Dambeysay

Kamagra Flavored buy online, zithromax reviews.

Xukumadda ayaa ciidamo dul dhigtay duleedka Magaalada Xingalool ee Bariga Sanaag kadib Ka war heli taanka abaabul shir Ay degaankaasi ku qabsanayaan beelaha Warsangeli ee degan.
Ma jiraan ilaa hada war rasmi ah oo kasoo baxaya Ciidamadan oo kasoo Ruqaan saday Magaalada Dhahar iyo weliba ujeedada Udaaran yahay Shirka La filayo in uu halkaasi ka dhaco oo lahadal hayo inay Puntland Gacan ku leedahay taasina Keentay in Somaliland Ciidamo Dul Dhigto.
Dad deegaanka Xigalool Ku sugan Ayaa Oodweynenews.Com uxaqiijiyay in ciidamo soo gadheen Halkaasi iyo weliba abaabulka ay sheegen shir beeshu qabsan doonto oo ku mudaysan 15 Bisha Aynu ku jirno Ee JUUN.
Si kastaba ha ahaate Talabadan ayaa u muuqata in xukumaddu is hortaagi doonto Shir beeleed ka dhaca Xingalool iyado hada Uu taleex ka socdo shir ay ku leeyihiin Beelaha dhulbahante Ee Maamulka Khaatumo.

You must be logged in to post a comment Login