Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somaliland oo Hub iyo Gaadiid Dagaal u qeybisay Shacab deggan Degmada Xudun

Maamulka Somaliland ayaa Hub iyo Gaadiid Dagaal waxya ku wareejiyeen Shacabka deggan Degmada Xudun ee Gobolka Sool waxaana taasi dadku ay ufasiranayaan mid macno kala duwan keeneysa.
Dadka deegaanka Xudun ayaa sheegay inay Iska difaaci doonaan cid walbo oo kusoo xad gudubta Deegaankooda waana sida ay damacsan tahay Maamulka Somaliland keentana inay shacabka hubeyso.
Waxa laga cabsi qabaa in xiisada dagaal ee Gobolka Sool ka jirta ay sii cakiranto maadaama Soomaaliland ay hadda bilowday hubeynta Shacabka si ay dagaalka ugalaan.
Dhawaan ayaa waxa Degamda Taleex Gaaray Mas’uuliyiin ka Socotay Puntland kuwaasi oo iyagu Taageero u ah Khaatumo doonayana inay maamul halkaasi ka sameeyaan iyadoo Somaliland ay ka biyo diidan tahay arintaasi.
buy neurontin online, buy dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login