Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somaliland oo passpor cusub sameysatay oo sheegtay….

Eng Feysal Cali Waraabe oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in Maamulka Somaliland ay sameysay Baasabooro uu sheegay in looga maarmaayo kan Dowlada Federaalka Somalia.

Feysal Cali waxa uu Sheegay in Paasboorka Cusub oo dhawaan Maamulka Soomaaliland sameysay uu ka dhaqan galayo qaar kamid ah Wadamada Caalamka laguna aadi karo, waxa uuna Eng Feysal Tilmaamay in kan cusub uu lamid yahay kii hore wadamadii lagu aadi jirayna kan Cusub lagu aadayo.

Waxa uu sheegay in Madaxda Soomaaliland ay Paasaboorka cusub kumarayaan wadamada Caalamka qaarkood isagoo Tilmaamay in Carruurta Madaxda Maamulka ay iyaguna qaadan karaan kan diblumaasiga.

Dhanka kale, Feysal Cali ayaa sheegay in Paasboorka Cusub ee Somaliland uu ka wanaagsan yahay kan Somali-weyn oo soo jireenka ah.
Revatio buy online, lioresal online.

You must be logged in to post a comment Login