Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xisbiga UCID oo u jawaabay DFS kaddib xogtii shalay ee SomaliMedia ONLINE

 

Xoghayaha warfaafinta ee UCID, Yuusuf Kayse Cabdullahi, oo soo xiganaya Caasimada Online, ayaa aad u dhalleeceeyey tallaabada DF.

Yuusuf Kayse Cabdillahi

Yuusuf ayaa yiri “Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid waxa aanu si adag u canbaareyneynaa dawladda Somalia oo #hub aad u badan iyo #tiknikaba siisey maamul goboleedka Puntland una soo rartey si qarsoodiya. Maamulka Somaliland waxaanu u soo jeedineynaa in ay heshiiska lagu khiyaameynayo ka baxdo oo ay qaadacdo, waayo Somalia iyadaa heshiiskii ka baxdey, waxaa kale oo aanu Somallilnd ugu baaqqeynaa in ay indhaheeda kor u qaado kuna eegto cadawgeeda.”

Warka kasoo baxay xisbiga UCID, oo ay kusoo xigteen SomaliMedia Online, ayaa astaan kale u ah, sida SomaliMedia Online ay ugu horreyso helista xogta xasaasiga ah iyo sida loogu kalsoon yahay wararkeeda.

Halkan ka arag war uu Kayse so dhiggay bartiisa Facebook. purchase tadalafil, buy Zoloft online.

maroodi1

SomaliMedia Online
Xafiiska Hargeysa
info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login