Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somalinimo1.com Oo Akhristayaasheeda Ugu Hambalyaynaysa Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Assalaamu Caleykum Ciid Mubaarak.. Maamulka Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo iyo howlwadeenadeeda waxay umadda Muslimiinta gaar ahaan Somaalida ugu hambalyanayaan munaasabadda Ciidul Fidriga.

Waxaa Mahad oo dhan u sugnaatay Allaah SWT nagu manaystay Nicmada islaamka iyo Iimaanka,Allaah waxaan ka baryaynaa in uu naga aqbalo acmaasha bisha Ramadaan.

taqaballaahu

Qof walba oo muslim ah waxaa farxad u ah in uu si nabad gelyo iyo caafimaad leh ugu dhameystay bisha Barakeysan ee Ramadaan Allaah waxaan ka baryaynaa in uu xaqqa nagu sugo naguna dilo.

Dhammaan umadda Muslimiinta waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciiddul Fidriga Barakeysan sanadkan sanadkiisa kale Alle hanagu gaarsiiyo caafimaad iyo Barwaaqo…amiin aamiin

Bahda Shabakadda somalinimo1 ayaa berri oo ah maalinta koowaad ee ciidul Fidriga waxay akhristayaashooda sharafta leh la qeybsanayaan farxadda ciidda waxaan soo gudbin doonnaa haddii Alle idmo damaashaadyada ciidda.

You must be logged in to post a comment Login