Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somalinimo1.com waxay Akhristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa dhalashada Bisha Ramadaan.

Maamulka iyo waliba shaqaalaha Shabakada Somalinimo1.com waxay Akhristayaasheeda ugu bishaareyneysaa uguna hambalyeyneysaa dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan oo Caawa laga arkay dalalka Caalaamka oo Muslim ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu na waafajiyo gudashada cibaadooyinka kala duwan ee Bisha Kheyrka badan nagana mid dhigo kuwa naarta laga xoreynayo ee loogu dambidhaafo bishan dhexdeeda.

Waxaan ALLE ku mahadineynaa in uu na soo gaarsiiyey bishan Kheyrka badan, anagoo rajaynayna in dhamman dadka Muslimiinta ah ay ka faa’iideystaan bishan oo isugu jira Naxariis, dambi dhaaf iyo Naar laga xoroobo.

You must be logged in to post a comment Login