Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Soomaaliland oo joojisay shidaalkii ugu imaan jiray Itoobiya.

order Viagra Plus online cheap, purchase dapoxetine.

Hargeysa-KNN-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Xasan SacadA� oo warqad soo saaray ayaa waxaa in wax shidaal ah aan la keeni Karin degaanada Soomaaliland, kaasi oo ugu imaan jiray dalka Itoobiya.

Sidoo kaleA� Wasiirka A�ayaa amray in aan shidaal laga soo gelin Karin Magaaladda Baligubadle oo xad la leh Dalka Ethiopia.

Aamarkan ayaa waxa uu ku sheegay in looga gol leeyahay, A�Maadaama ay Somaliland hadda la wareegtay Haamihii Shiidaalka, si loogu sameeyo suuq.

Qiimaha Shiidaalka ayaa isna halkiisii hore taagan, mana jirto hoos u dhac ilaa haatan ku yimid.

Goa��aanka ayaan la ogeyn sida ay ugu jawaabi doonto Dowlada Itoobiya.

You must be logged in to post a comment Login