Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Soomaaliya Oo Guul Ku Dhow Dacwadda Badda Ee Kala Dhaxeysa Kenya

doxycycline online Kamagra Polo no rx, clomid reviews. , zithromax online. order clomid, order clomid.

soma-mmap-mdWaxaa maanta maxakamadda ICG ay dhageysan doontaa qareennada u doodaya Soomaaliya kuwaasi oo sheegi doona in marnaba aaney dooneyn in Kiiskan aan si hoose loo xalin.

Soomaaliya ayaa guul ku dhow dacwadda badda ee kala dhaxeysa Kenya, waxaana xogta ay sheegaysaa in Soomaaliya ay hayso caddeymo waaweyn oo muujinaya lahaanshiyaha badda.

Soomaaliya waxay dib usoo faagtay keydka Qaramada Midoobay iyo aqoosiga dhulka Soomaaaliyeed bad iyo bariba, waxayna taasi dhabar jab aad u xooggan ku noqotay dowladda Kenya.

Dowladda Kenya waxay isku dayeeysaa iney dacwadda ka baajiso in lagu qaado maxkamadda ICJ, islamarkaana xeer jajab lagu dhameeyo cuyleysyada haysta.

Soomaaliya oo u muuqata in  madax iyo shacab isku duuban yihiin waxaa xilligaan ka go’an in Kiiskan ICJ u qaaddo si cadaalad ah, islamarkaana meesha laga saaro sheegashada Kenya.

You must be logged in to post a comment Login