Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Soomaaliya oo laga arkay bisha Ramadaan iyada oo la xaqiijiyay in maalinta bari ay soon tahay

Viagra Jelly online, buy Kamagra Brand Viagra online, cheap zithromax. , buy Zoloft. zithromax online. Waxaa lagu dhawaqay in caawa ay bilatay bisha barakaysan ee Ramadaan 1437 Hijriya.

War rasmi ah oo kasoo baxay  ayaa heegay in bisha Ramadaan laga arkay  Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Sida ay baahisay Idaacadda Islaamiga Andalus 5 qof oo lagu kalsoonyahay oo caadil ah ayaa bisha Ramadaan ku arkay degmooyin iyo deegaanno katirsan Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose.

Meelaha Bisha Ramadaan laga arkay waxaa kamid ah degmada Ruun-nirgood iyo deegaanka Ceelasha Biyaha sidoo kale dad ku sugan deegaanka Gandershe ee duleedka magaalada Marka ayaa arkay bisha Ramadaan.

You must be logged in to post a comment Login