Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tababar saraakiil ciidan looga furay Muqdisho

order tadalafil, zithromax online.
tababar_5 (1)

Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay magaalada Muqdisho looga furay tababar socon doona muddo laba bilood ah oo ku saabsan hoggaaminta iyo shuruucda ciidamada.

Tababarkaan waxaa fulinaya Midowga Yurub waxaana ka qeyb galay 87 askari oo isugu jira kuwo leyli sarkaal ah iyo qaar ka barayo habka hoggaaminta ciidanka.

Madaxa tababarkan G/sare Maxamed Xasan Bunaay ayaa warbaahinta u sheegay in 25 ka mid ah saraakiishaan la bari doono habka hoggaaminta ciidanka halka inta soo hartay ay noqon doonaan saraakiil cusub.

Macallimiin Soomaali ah iyo kuwo ka socda Midowga Yurub ayaa bixinaya tababarka oo saraakiisha lagu barayo cashirro ku saabsan dhowridda xuquuqda aadanaha sida uu sheegay Korneyl Bunaay.

Midowga Yurub ayaa tababar siiyay tiro badan oo ka mid ah ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayadoo xaruntii tababarradaas qaabilsaneyd ee Midowga Yurub loo soo raray magaalada

You must be logged in to post a comment Login