Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tababarka kalumeysatada loo qabtay oo noqday mid aan mira dhal noqondoonin

buy Sildalis online, purchase lioresal. tabarka ay wasaarada kaluumaysi u qabatay kaluumaysatada waa la marin habaabiyay macalimiintii wax ku soo baratay dibadaha oo wasaarada u shaqayso midna macalin kama ahan rag is bahaystay oo aan ehel u ahayn naquudanimada sfatiga badda ayaa bililiqaystay uu ugu horeeyo Agaasimaha Guud ee WKKB (waaarda kaluuaysiga iyo kheyraadka badda ) oo xitaa dugsi dhexe haysan, qaraabadiisana waa uu ka buuxiya si maalin jooga kharajka yer oo FAO ay bixinayso u helaan, madooyinka in la baro naaquudayaasha waxaa ka mid aha navigation, kartada badda haddi lacala matoorka halaabo sidii ay shiraac u samaysan lahayen, communication, fisrt aid iyo wax sea regulation intaaba wax wax ka yaqaan kuma jirtaa ragga hor booday ee ka tirsan jaamacada Daarul Xikma oo qabiil iska leeyahay waligoodna aan bad arkin marka FAO lacagta meel qalad ah ayeey ku shubtay wasaaradana waxba ka faaiidi mayso saas ula socoda.Intaas waxaa yiri Engineer ku xeel dheer arrimaha badda oo aan aqaano dalka u ku soo bartay cilmigaan hadana ku sugan magaalada xamar.

warbaahinta Soomaaliyeed.com

You must be logged in to post a comment Login