Tacsi

Filed under: Wararka |

Tacsi,Ina lillaahi wa ina Ileyhi rajicuun.
Dhammaan ilmo Sheikh Aden Mohamed(Abdullahi,Dr.Osman,Ali,Safiya iyo anigaba) waxay tacsi u dirayaan Reer Abdiqabaas oo ay uga tacsiyadeynayan geeridi ku timid Maxamedakhyaar Cabdi-qabaas oo ku geeriyooday magaalada Barawe ee Soomaaliya.Tacsidaas mid la egna waxay u dirayaan xaaskii u ka geeriyoday iyo ilmo Mahdi(Cambaro Mahdi iyo Daah Mahdi).
Ilaahay waxaan uga baryeyna in u janadisa ku geeyo marxuunkaas.
Aamin.

Posted by on November 13, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply