Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi

Anigo ku hadlaya magaca dhammaan qoyskayaga,ehelka iyo qaraabada,waxaan tacsi u dirayna reer Maxamed Xaashi Cali oo wiilkoodi Arwax Maxamed Xaashi ku geeriyoday shil baabur oo ka dhacay London.

Ilahay waxaan uga baryayna Janno iyo dambi-dhaaf in u siiyo Arwaax.

Cumar Sh.Adam

You must be logged in to post a comment Login