Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi

Suldaan Abdulqadir Sheikh Abdullahi Mursal Aw Saacid isago ku hadlaya magaca beesha Sheekhaleed waxu tacsi u diraya qoyski iyo eheladi u ka geeriyooday nabadoon Caamir cabdiraxmaan Cabdidhuux oo maanta lagu dilay magaalada Kismaayo.Suldaan Cabdulqaadir waxu Alla uga baryaya in u samir iyo iimaan siiyo qoyski u ka geeriyooday marxuunkaasi.

You must be logged in to post a comment Login