Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi ay dirayaan jaaliyadda Soomaaliyeed

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK ayaa tacsi tiiranya leh u diraya
qoyskii iyo eheladii u ka geeriyooday nabadoon Caamir Cabdirixman Cabdidhuux oo lagu dilay magaalada
kismaayo.
Jaaliyaddu waxay dalbaneysaa in la soo qabto kuwi dilay iyo kuwii ka dambeeyay dilka nabadoonka oo caddaalada la hor keeno.

You must be logged in to post a comment Login