Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socoto qoyskii ay ka baxday Hooyo CANAB SHEEKH XUSSEN

Inaalilahi wa inaa ilewyhi raajicuuun.

Bahda Somalinimo1 iyo Saafi films ee London waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu diraayaan C/laahi Xasan Wiish iyo oo kaid ah wariyaasha TVga Qaranka Soomaaliyeed ee London iyo dhamaan ehelkiisa oo ay shaleey ka geeriyootay Hooyo CANAB SHEEKH XUSSEN kuna geeriyootay magaalada London, Waxaan leenahay samiir iyio iimaan allh idinka siiyo Amiin Amiin inagane gadaasheeha inaama fidneeyo.

imgres

Hooyo CANAB SHEEKH XUSSEN ayaa lagu aasay magaalada London waxan Eebe ugu baryeynaa inuu u fududeyo suaasha aqiiro iyo tan qabriga waxaana ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistii janatu firdowso ka warabiyo samiir iyo iimaan na ka siiyo dhamaan ehelkii ay ka baxay oo uu ugu horeeyo C/laahi Xasan Wiish.
Inaalilahi wa inaa ileyhi raajicuuun.

You must be logged in to post a comment Login