Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Xalay magaalada London ku geeriyooday Shariif Maxamed Cali Mowlaanaa(ex bankaario)
Waxaa halkaani tacsidani ka diraayaan Dhamaan Reer Garweyne iyo Reer Muhidiin Erkole waxayna u dirayaan Xajiyo Sakokoreey Sh Suufi & Xaajiyo Mulki Garweyne iyo dhaman cauurtii uu ka geeriyooday o ahaa 6 wiil iyo 4 gabdhood
Ilahay naxariistii janada fardooso ha ka waraabiyo.
Aamiin Aamiin.
You must be logged in to post a comment Login