Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tahriibayaal cusub oo Markale laga soo bad baadiyey Badda..

Tadalis SX Soft buy online, generic dapoxetine Tastylia without prescription, generic lioresal. .

Ciidanka badda talyaanig ay sheegay in ay Bad baadiyeen Tahriibayaal cusub dooni ay saaranyihiin ku dhawaad 210  oo dul sabeynaysa  Xeebaha dalkaas.

Markab soo badbaadiyay dadka tahriibayaasha ayaa lagu magacaabaa MV Jean-Francois Deniau waxaana warbaahinta qaar ay qorayaan in laga leeyahay dalka faransiiska.

Maamulka jasiirada ayaa sheegay in tirada guud ee dadka la geenay jasiirada ay tahay 210 oo isku jira rag iyo dumar waxayna  sheegeen in  64 ka mid ah ay caruur  yihiin.

Wariye ka tirsan warbaahinta Talyaaniga ayaa sheegay in xalay Saq dhexe la gaarsiiyay Jasiirada dekeda leh Sishiliya oo kutaala koofurta dalka talyaaniga.

Tahriibayaasha ayaa la sheegay in ay kasoo kala jeedeen dalka Somalia, Sudan, Masar, Ethiopia, Eritrea, Kamiruun iyo Yemen.

Shalay ayey aheyd markii la shaaciyey in ay dhinteen Tahriibayaal gaaraya 450 u badan Soomaali

You must be logged in to post a comment Login