Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
order tadalafil, buy lioresal.
buy Cialis Black online, buy lioresal.
Tripoli-(SLL)-Tahriibayaal tiradooda kor u dhaafaya sidddeed kun ayaa laga soo badbaadiyay biyaha badda Mediteraneanka muddo ku siman shan maalmood sida ay sheegeen ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga.
Shalay ayaa la soo badbaadiyay muhaajiriin ku dhow 1,800 oo tahriibayaal ah iyadoo howlaha lagu soo badbaadiyay dadkan ay iska kaashanayeen ururo bani’aadanimo iyo howlgalka loogaga soo horjeedo dadka soo galootiga ah ee la magac baxay “Safiya” oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ku dul umushay ilmo markab dushiis markabkaas oo loo bixiyay Safiya.
Tahriibayaashan shanta maalmood ee la soo dhaafay gaadhay xeebaha dalka Talyaaniga ayaa saarnaa illaa iyo 14 doomanka bacaha neefta lagu shubo iyo labo doon alwaaxyo ah.
Dadka soo galootiga ah ee ka soo gudbayay dalka Giriiga kuwaasoo u gudbaya wadamada qaarada Yurub ayaa hoos u dhac weyn ku yimid tan iyo markii ay heshiis gaadheen bishii March ee sanadkan Midowga Yurub iyo dowlada Turkiga.
Dadkan muhaajiriinta ah ayaan la sheegin waddamada ay ka soo kala jeedaan.
Xigasho;AFP
You must be logged in to post a comment Login