Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tahriibeyaal laga soo badbaadshay dooni shalay dagtay, badda Mediterranean- ka

buy Apcalis SX Oral Jelly online, acquire dapoxetine. 20169226361010612267783582016922636101029386698683503558-egypt-migrants-reutersx660 buy Super Kamagra, cheap zithromax buy Female Viagra online, order Zoloft. . -Dad badan ayaa laga soo badbaadshay dooni shalay kula dagtay tahriibeyaal badda Mediterraneanka.

Dadkaa ayaa isugu jiray Masaari iyo dad kale oo kasoo jeeda dalalka kale ee Afrika. Waxaa sidoo kale doonida saarnaa tahriibeyaal reer Suuriya ah.

Ilaa hada lama oga in dad Soomaali ah ay kujireen dadkii saarnaa doonidaa ama in wax Soomaali ah laga soo badbaadshay.

Wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegtay in ilaa 43 qof ay badda ku dhinteen. Doonidaa ayaa waxaa guud ahaan saarnaa 600 oo qof.

Saraakiisha dalka Masar oo ah meeshii doonidu kasoo shiraacatay ayaa sheegay in ilaa hada la helay meydadka 31 qof.

Shaqaalaha gargaarka Masar ayaa sheegay in ilaa 154 qof lasoo badbaadiyay. Taa ayaa macnaheedu yahay in wali raq iyo quux toona aanan lagu heyn dad gaaraya 400 oo doonidaa rakaabkeedii kujiray.

– See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/sept/wararka_maanta22-107661.htm#sthash.HCPLdtoR.dpuf

You must be logged in to post a comment Login