Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taliska booliska gobolka Bay oo sheegay ciddii dishay

Taliska booliska gobolka Bay ayaa sheegay in dilka odeyaashi lagu dilay duleedka degmada Buur hakabo ay ka dambeeyeen Al-shabaab.
Arrintaasna waxaa xaqiijiyay nin dhaawac ahaa oo ka mid ahaa odeyaasha la laayay oo kadibna u geeriyooday dhaaawacaas.
Tirada odeyaasha dhintay ayaa hadda ah sideed.

You must be logged in to post a comment Login